Kulankii Qoor-qoor & Deni oo goor dhow soo gebageboobay (Maxaa ka soo baxay?)+Sawirro

Shirka iskaashiga Puntland iyo Galmudug ee saaka ka dhacay woqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa soo dhammaaday goor dhow salaadii Jimcaha ka dib. Waxaa shirka ka qeyb galay madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni iyo kan Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) xubno kale oo ka tirsan labada maamul iyo saraakiil ciidan. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimo … Continue reading Kulankii Qoor-qoor & Deni oo goor dhow soo gebageboobay (Maxaa ka soo baxay?)+Sawirro